Haweenka Sacuudiga oo markii ugu horeysay loo fasaxay iney ciyaaraan Kubada Cagta

Boqortooyada Sacuudiga ayaa billaabi rabta tartan kubadda cagta ah oo gaar u ah gabdhaha, laba sano kadib markii dumarka dalkaasi loo oggolaaday inay u daawasho tegi karaan garoomada ciyaaraha. Horyaalka gabdhaha ayaa lagu dheeli doonaa garoomo ku yaalla caasimadda Riyaadh iyo laba magaalo oo kale. Tallaabadan ayaa kamid ah isbedallada uu Sacuudi Carabiya ku sameynayo … Continue reading Haweenka Sacuudiga oo markii ugu horeysay loo fasaxay iney ciyaaraan Kubada Cagta